Boqorradii Labaad 23:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu yidhi, Taalladaas aan arkaa waa maxay? Oo dadkii magaaladu waxay ku yidhaahdeen, Waa qabrigii ninkii Ilaah oo dalka Yahuudah ka yimid oo naadiyey waxyaalahan aad ku samaysay meeshii allabariga ee Beytel.

Boqorradii Labaad 23

Boqorradii Labaad 23:14-22