Boqorradii Labaad 22:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Xilqiyaah oo ahaa wadaadkii sare wuxuu ku yidhi Shaafaan oo karraanigii ahaa, Waxaan guriga Rabbiga ka dhex helay Kitaabkii Sharciga. Oo Xilqiyaah kitaabkii buu u dhiibay Shaafaan, oo isna wuu akhriyey.

Boqorradii Labaad 22

Boqorradii Labaad 22:1-14