Boqorradii Labaad 22:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Shaafaan oo karraanigii ahaa boqorkii u yimid, wuuna u soo warramay oo ku yidhi, Addoommadaadii lacagtii guriga Rabbiga laga dhex helay way soo ururiyeen, oo waxay u dhiibeen shaqaalaha guriga Rabbiga u taliya.

Boqorradii Labaad 22

Boqorradii Labaad 22:1-17