Boqorradii Labaad 2:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana markii ay ka gudbeen, Eliiyaah wuxuu Eliishaa ku yidhi, War intaan layga kaa qaadin ka hor i weyddiiso wax aan kuu sameeyo. Markaasaa Eliishaa yidhi, Waan ku baryayaaye ruuxaaga labanlaabkiis ha igu soo dego.

Boqorradii Labaad 2

Boqorradii Labaad 2:5-10