Boqorradii Labaad 2:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Eliiyaah go'iisii qaaday oo duudduubay, oo biyihii ku dhuftay, iyana xagga iyo xagga ayay u kala qaybsameen, sidaas daraaddeed labadoodiiba waxay mareen dhul engegan.

Boqorradii Labaad 2

Boqorradii Labaad 2:5-12