Boqorradii Labaad 2:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isna wuxuu yidhi, Wax aad u adag baad i weyddiisatay; habase yeeshee haddaad i aragtid markii layga kaa qaado, sidaasay kuu ahaanaysaa, haddii kalese saas ahaan mayso.

Boqorradii Labaad 2

Boqorradii Labaad 2:4-15