Boqorradii Labaad 2:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intii ay sii socdeen, oo ay sheekaysanayeen ayaa waxaa u muuqday gaadhifaras dab ah iyo fardo dab ah, oo labadoodii bay kala dhex mareen, markaasaa Eliiyaah wuxuu kor u raacay dabayl cirwareen ah oo wuxuu galay samada.

Boqorradii Labaad 2

Boqorradii Labaad 2:5-13