Boqorradii Labaad 2:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Eliishaana taas wuu arkay, oo wuxuu ku qayliyey, Aabbow, Aabbow, gaadhifardoodkii dadkii Israa'iil iyo raggoodii fardooleyda ahaa! Oo isna mar dambe uma uu jeedin; oo dharkiisii buu intuu ku dhegay laba inood u kala jeexay.

Boqorradii Labaad 2

Boqorradii Labaad 2:2-19