Boqorradii Labaad 17:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ilaa maantadan waxay sameeyaan sidii caadooyinkoodii hore ay ahaayeen, oo Rabbiga kama cabsadaan, mana ay sameeyaan qaynuunnadoodii, iyo xukummadoodii, iyo sharcigii iyo amarkii uu Rabbigu amray reer Yacquub, kii uu Israa'iil u bixiyey,

Boqorradii Labaad 17

Boqorradii Labaad 17:29-41