Boqorradii Labaad 17:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

kuwaasoo uu Rabbigu axdi la dhigtay, oo uu ku amray, isagoo leh, Idinku ilaahyo kale ha ka cabsanina, hana u sujuudina, hana u adeegina, allabarina ha u bixinina;

Boqorradii Labaad 17

Boqorradii Labaad 17:34-39