Boqorradii Labaad 17:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga way ka cabsan jireen, isla markaasna waxay u adeegi jireen ilaahyadoodii sidii quruumihii iyaga laga soo dhex kaxeeyey ay yeeli jireen.

Boqorradii Labaad 17

Boqorradii Labaad 17:29-34