Boqorradii Labaad 17:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba wadaaddadii ay Samaariya ka soo kaxeeyeen midkood ayaa yimid, oo wuxuu degay Beytel, oo wuxuu dadkii baray siday Rabbiga uga cabsan lahaayeen.

Boqorradii Labaad 17

Boqorradii Labaad 17:27-32