Boqorradii Labaad 17:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase yeeshee quruun waluba waxay samaysatay ilaahyo ay iyagu leeyihiin, oo waxay dhex dhigteen guryihii meelaha sarsare oo ay reer Samaariya samaysteen, oo quruun waluba waxay dhex dhigteen magaalooyinkii ay iyagu degganaayeen.

Boqorradii Labaad 17

Boqorradii Labaad 17:19-38