Boqorradii Labaad 17:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii Ashuur wuxuu bixiyey amar, oo yidhi, Wadaaddadii aad ka soo kaxayseen midkood halkaas ku celiya, oo halkaas ha tago oo ha dego, dadkana ha baro camalka Ilaaha dalkaas.

Boqorradii Labaad 17

Boqorradii Labaad 17:18-29