Boqorradii Labaad 13:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu sameeyey wax Rabbiga hortiisa shar ku ah, wuuna raacay dembiyadii Yaaraabcaam ina Nebaad uu dadkii Israa'iil dembaajiyey, kamana uu tegin.

Boqorradii Labaad 13

Boqorradii Labaad 13:1-12