Boqorradii Labaad 13:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbiga cadhadiisiina aad bay ugu kululaatay dadkii Israa'iil, oo wuxuu had iyo goorba gacanta u gelin jiray Xasaa'eel oo ahaa boqorkii Suuriya, iyo Benhadad ina Xasaa'eel.

Boqorradii Labaad 13

Boqorradii Labaad 13:1-7