Boqorradii Labaad 13:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yoo'aash ina Axasyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah sannaddiisii saddex iyo labaatanaad ayaa Yehoo'aaxaas ina Yeehuu dalka Israa'iil boqor ugu noqday Samaariya, oo wuxuuna boqor ahaa toddoba iyo toban sannadood.

Boqorradii Labaad 13

Boqorradii Labaad 13:1-5