Boqorradii Kowaad 5:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii Xiiraam maqlay hadalkii Sulaymaan ayuu aad u farxay oo yidhi, Maanta waxaa mahad leh Rabbiga Daa'uud siiyey wiil xigmad leh oo u taliya dadkan badan.

Boqorradii Kowaad 5

Boqorradii Kowaad 5:3-12