Boqorradii Kowaad 5:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed amar in Lubnaan layga soo jaro geedo kedar ah, oo addoommadayduna waxay la jiri doonaan addoommadaada, oo addoommadaadana in alla intii aad tidhaahdid ayaan kaaga kiraysan; waayo, waad garanaysaa inaan dhexdayada lagu arag wax dhirta u jari kara sida reer Siidoon.

Boqorradii Kowaad 5

Boqorradii Kowaad 5:1-12