Boqorradii Kowaad 5:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Xiiraam Sulaymaan u cid diray oo wuxuu ku yidhi, Waan maqlay farriintii aad ii soo dirtay; oo waan yeelayaa waxaad doonayso oo ku saabsan qoryaha kedarka ah iyo qoryaha berooshka la yidhaahdo.

Boqorradii Kowaad 5

Boqorradii Kowaad 5:5-12