Boqorradii Kowaad 11:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo rag buu soo urursaday, guutona sirkaal buu u noqday markii Daa'uud kuwii Soobaah laayay; oo Dimishaq bay tageen oo halkaasay iska degeen oo Dimishaq wax ku xukumeen.

Boqorradii Kowaad 11

Boqorradii Kowaad 11:15-25