Boqorradii Kowaad 11:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigii Sulaymaan noolaa oo dhan cadow buu u ahaa reer binu Israa'iil, oo waxaa kaloo wehliyey belaayadii Hadad ku sameeyey; oo intuu reer binu Israa'iil u karaahsaday ayuu Suuriya boqor u noqday.

Boqorradii Kowaad 11

Boqorradii Kowaad 11:16-33