Boqorradii Kowaad 11:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Ilaah haddana wuxuu ku kiciyey cadow kale, oo kaasuna wuxuu ahaa Resoon ina Elyaadaac kaasoo ka cararay sayidkiisii Hadadceser oo boqorkii Soobaah ahaa.

Boqorradii Kowaad 11

Boqorradii Kowaad 11:13-31