Bilowgii 47:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markii aad wax soo goosataan, waxaad Fircoon siisaan shan meelood meel, afarta kalena waxay idiin ahaan doonaan abuur aad beerta ku abuurtaan iyo cuntadiinna iyo cuntadii reerihiinna iyo cuntadii dhallaankiinnaba.

Bilowgii 47

Bilowgii 47:22-29