Bilowgii 47:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay iyana waxay yidhaahdeen, Adigu noloshayada waad badbaadisay, haddaba, sayidkayagiiyow, naga raalli ahow, oo annana waxaannu Fircoon u noqon doonnaa addoommo.

Bilowgii 47

Bilowgii 47:17-27