Bilowgii 47:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yuusuf wuxuu dadkii ku yidhi, Bal eega, maantaan Fircoon idiin iibiyey idinka iyo dhulkiinnaba; haddaba abuurkan qaata oo dhulka ku beera.

Bilowgii 47

Bilowgii 47:21-24