Bilowgii 47:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuusan iibsan dhulkii wadaaddada oo keliya, waayo, wadaaddadu qayb bay ku lahaan jireen Fircoon, oo waxay cuni jireen qaybtii Fircoon siin jiray, oo sidaas daraaddeed ma ay iibsan dhulkoodii.

Bilowgii 47

Bilowgii 47:20-24