Bilowgii 31:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Raaxeelna way qaadday sanamyadii, oo waxay gelisay heeryadii awrta, wayna ku fadhiisatay. Laabaanna wuu ka wada baadhay teendhadii oo dhan, mana uu helin.

Bilowgii 31

Bilowgii 31:32-38