Bilowgii 31:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay aabbeheed ku tidhi, Sayidkaygiiyow, ha u cadhoon inaanan istaagi karin, waayo, caadadii dumarku heli jiray baan qabaa. Isna wuu baadhay, laakiinse sanamyadii ma uu helin.

Bilowgii 31

Bilowgii 31:33-44