Bilowgii 31:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laabaanna wuxuu galay teendhadii Yacquub, iyo teendhadii Lee'ah, iyo teendhadii labada addoommood, laakiinse ma uu helin. Oo intuu ka baxay teendhadii Lee'ah ayuu galay teendhadii Raaxeel.

Bilowgii 31

Bilowgii 31:29-35