Bilowgii 31:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qofkii aad ilaahyadaadii ka hesho waa inuusan noolaan. Walaalahayo hortooda ku fiiri wixii aan kaa haysto, oo iska qaado. Waayo, Yacquub ma uu ogayn inay Raaxeel soo xadday.

Bilowgii 31

Bilowgii 31:24-39