Bilowgii 29:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana mar kalay uuraysatay, oo waxay dhashay wiil, waxayna tidhi, Haatan ninkayga ayaa ila jiri doona, maxaa yeelay, saddex wiil baan u dhalay isaga; sidaas daraaddeed magiciisii waxaa loo bixiyey Laawi.

Bilowgii 29

Bilowgii 29:33-34