Bilowgii 30:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Raaxeelna markay aragtay inaanay Yacquub carruur u dhalin, ayay walaasheed ka masayrtay; oo waxay Yacquub ku tidhi, Carruur i sii, haddii kalese waan dhiman.

Bilowgii 30

Bilowgii 30:1-3