Bilowgii 29:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana way uuraysatay mar labaad, waxayna dhashay wiil, oo waxay tidhi, Rabbigu waa maqlay in lay nebcaaday, oo haddaba taas aawadeed ayuu ii siiyey wiilkanna; magiciisiina waxay u bixisay Simecoon.

Bilowgii 29

Bilowgii 29:27-34