Bilowgii 29:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Lee'ahna way uuraysatay, oo waxay dhashay wiil, magiciisiina waxay u bixisay Ruubeen, oo waxay tidhi, Sababtu waxaa weeye inuu Rabbigu dhibaatadayda arkay, oo haatan ninkaygu wuu i jeclaan doonaa.

Bilowgii 29

Bilowgii 29:29-34