Bilowgii 28:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuuna riyooday, oo riyadiisii wuxuu ku arkay sallaan dhulka qotoma oo caaraddiisiina samada gaadhay, wuxuuna arkay malaa'igihii Ilaah oo ku koraya, kuna soo degaya.

Bilowgii 28

Bilowgii 28:8-15