Bilowgii 28:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo meel buu gaadhay oo halkaasuu habeenkii oo dhan joogay, maxaa yeelay, qorraxdu way dhacday, markaasuu qaaday mid ka mid ah dhagxantii meeshaas, oo barkaday, halkaasuuna jiifsaday si uu u seexdo.

Bilowgii 28

Bilowgii 28:9-17