Bilowgii 28:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eeg, Rabbigaa isdul taagay, oo yidhi, Waxaan ahay Rabbiga ah Ilaaha awowgaa Ibraahim, iyo Ilaaha Isxaaq. Dhulka aad ku jiifto, waxaan siin doonaa adiga iyo farcankaaga.

Bilowgii 28

Bilowgii 28:7-19