Bilowgii 25:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Ibraahim wuxuu guursaday naag kale, magaceeduna wuxuu ahaa Qetuurah.

2. Oo waxay u dhashay Simraan, iyo Yoqshaan, iyo Medaan, iyo Midyaan, iyo Yishbaaq, iyo Shuu'ah.

3. Yoqshaanna wuxuu dhalay Shebaa, iyo Dedaan. Wiilashii Dedaanna waxay ahaayeen Ashuurim, iyo Letushim, iyo Le'ummiim.

Bilowgii 25