Bilowgii 26:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa dhulkii ka dhacday abaar, oo aan ahayn tii hore oo waagii Ibraahim dhacday. Markaasaa Isxaaq u kacay xagga Abimeleg oo ahaa boqorkii reer Falastiin xagga Geraar.

Bilowgii 26

Bilowgii 26:1-3