Bilowgii 24:67 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isxaaqna wuxuu iyadii soo geliyey teendhadii hooyadiis Saarah, Rebeqahna wuu guursaday, oo naagtiisii bay noqotay. Wuuna jeclaaday iyada, oo Isxaaq waxaa laga qalbi qabowjiyey geeridii hooyadiis.

Bilowgii 24

Bilowgii 24:64-67