Bilowgii 24:46 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyana intay dhaqsatay oo ay ashuunkeedii garabkeeda ka soo dejisay ayay tidhi, Cab, awrtaadana waan waraabin doonaa: sidaas daraaddeed waan cabbay, awrtiina way waraabisay.

Bilowgii 24

Bilowgii 24:40-56