Bilowgii 24:47 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan weyddiiyey oo ku idhi, Ina ayaad tahay? Oo waxay tidhi, Ina Betuu'el wiilkii Naaxoor ay Milkah u dhashay isaga. Markaasaan sangeliskii sanka u sudhay; dugaagadihiina gacmaha u geliyey.

Bilowgii 24

Bilowgii 24:43-51