Bilowgii 24:45 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intaan hadalkii qalbigayga ka dhammaan ayaa Rebeqah soo baxday iyadoo ashuunkeedii garabka ku sidata, markaasay ishii ku dhaadhacday, oo soo dhaansatay: anna waxaan ku idhi, Waan ku baryayaaye, i waraabi.

Bilowgii 24

Bilowgii 24:42-48