Bilowgii 19:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin markuu raagay ayay nimankii gacantiisa qabteen, iyo gacantii naagtiisa, iyo gacantii labadiisii gabdhood; Rabbiguna waa u naxariistay isaga, iyana way soo bixiyeen, oo waxay geeyeen magaaladii dibaddeeda.

Bilowgii 19

Bilowgii 19:11-21