Bilowgii 19:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii waagii beryay ayaa malaa'igihii Luud deddejiyeen, iyagoo leh, Kac, oo la tag naagtaada iyo labadaada gabdhood oo halkan jooga; waaba intaasoo aad dembiga magaalada ku baabba'daane.

Bilowgii 19

Bilowgii 19:7-22