Bilowgii 19:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay dibadda u soo bixiyeen ayuu ku yidhi, Naftaada la baxso; gadaashaadana ha eegin. Bannaanka oo dhanna ha joogsan, ee buurta u baxso, waaba intaas oo aad baabba'daaye.

Bilowgii 19

Bilowgii 19:9-21