Baxniintii 14:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse gacantii badda ku kor fidiyey, oo markii waagii beryay ayaa baddii xooggeedii hore ku soo noqotay, markaasaa Masriyiintiina ka carareen; kolkaasaa Rabbigu wuxuu Masriyiintii ku tuuray badda dhexdeedii.

Baxniintii 14

Baxniintii 14:19-31