Baxniintii 14:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa biyihii isku soo noqdeen, oo waxay qariyeen gaadhifardoodkii, iyo fardooleydii, iyo xataa ciidankii Fircoon oo dhan oo badda dhexdeeda reer binu Israa'iil ku eryaday, oo xataa midna kama hadhin.

Baxniintii 14

Baxniintii 14:18-31