Baxniintii 14:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Badda gacanta ku kor fidi, inay biyuhu ku soo noqdaan Masriyiinta, iyo gaadhifardoodkooda, iyo fardooleydooda.

Baxniintii 14

Baxniintii 14:25-31